Ciidamada PSF oo lagu arkay Deegaanno katirsan Galmudug iyo Ujeedkooda oo la ogaaday

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowlad goboleedka Puntland iyo hubkooda ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu arkay degmada Hobyo iyo deegaanno kale oo hoostaga dowlad goboleedka Galmudug. Sida aan wararka ku helnay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan PSF ayaa gaaray degmada Hobyo iyo deegaanno kale oo ka socdo abaabulka howlgalo … Continue reading Ciidamada PSF oo lagu arkay Deegaanno katirsan Galmudug iyo Ujeedkooda oo la ogaaday